Meydadka shan ka mid ah dadkii doonidu kula rogmatay Belad-weyne oo la helay

Meydadka ugu yaraan 5 qof oo ka mid ah dadkii shalay lagu la’aa doonidii kula rogmatay xaafadda ay fatahaadu halakeysay ee magaalada Baledweyne ayaa maanta la helay kadib 24 saac oo la weysanaa. Dadka meydadkooda la helay waxaa ka mid ah Sharmaarke Khaliif iyo Deeqow Cabdi Cariif oo ka mid ahaa shaqaalaha dowlada hoose ee … Continue reading Meydadka shan ka mid ah dadkii doonidu kula rogmatay Belad-weyne oo la helay